Doorashada Aqalka Hoose oo ka socoto Garowe iyo Xildhibaankii ugu horeeyay oo la doortay (Sawirro)

November 5 (Jowhar)—Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa  sheegaya in halkaasi ay ka bilaabatay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo ka imaanaya deegaanada Puntland. Doorashada aqalka hoose ee ka bilaabatay magaalada Garowe ayaa waxaa la filayaa iney ka dhacdo magaalooyinka xarumaha u ah maamul goboleedyada dalka Soomaaliya. Hoolka doorashada ka dhaceyso waxaa […]
Source: jOWHAR

Leave a Reply