Dhageyso:Xildhibaanada Galmudug oo Xilkii ka Qaaday C/kariin Xuseen Guuleed

Kulanka maanta magaalada Cadaado ay kuyeesheen xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa soo xaadiray 54 mudane iyagoona furitaanka kulanka bilaabay ka doodista mooshinka xilka qaadista ee kayaalay C/kariin Xuseen Guuleed.

 

Xildhibaanada oo dood dheer kayeeshay mooshinka ayaa qaab ka gacan taaga ugu codeeyay mooshinka ka yaala waxaana in kalsoonida lagala laabto C/kariin Xuseen Guuleed o codeysay 54 xildhibaan.

 

Xareed Cali Xareed gudoomiye kuxigeenka koowaad baarlamaanka Galmudug oo shir gudoominayay kulanka ayaa ku dhawaaqay natiijada iyagoona soo kale dareen kooda ay ka hadleen xildhibaanada Kalsoonida kala laabtay Guuleed.

xilka-qaadista-madaxweynaha-galmudug

 


Source: goboladaradio

Leave a Reply

WARARKII