logo

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo go’aamin doonta cida Madaxweyne noqoneyso (Warbixin)

Janaury 10 (Jowhar)— Iyadoo 11-ka bishan oo ku beegan Maalinta Arbacada lagu wado inay dhacdo doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa loolan adag loo geli doona cida ku guuleysan doonta xilkaas, waxaana doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo ah mid xiiso leh lala meel dhigayaa mida Madaxweynaha. Guux badan ayaa durba soo baxaya oo ku aadan loolanka loogu jiro […]
Source: JOWHAR

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply