Xildhibaanada Galmudug oo kalsoonida kala laabtay madaxweyne C/kariin Guuleed

January 10 (Jowhar)—Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa codka kalsoonida kala laabtay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed. Xildhibaanada Galmudug ayaa maalin ka hor mooshin ka keenay madaxweynaha Galmudug oo ay dhaliilo badan u jeediyeen. Inka badan 53 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxay ku sheegeen […]
Source: JOWHAR

Leave a Reply

WARARKII