logo

Majmaca culimadda oo xildhibaanada ka codsaday inay hogaan wanaagsan doortaan

January 10 (Jowhar)—Majmaca culimmada Soomaaliyeed ayaa fariin u diray xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo soo dooran doona hogaanka dalka Soomaaliya. Xubno ka tirsan Majmaca culimmada oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa u sheegay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka inay dushooda saaran tahay masuuliyad adag. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo Sheekh Bashiir Axmed Salaad […]
Source: JOWHAR

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply