Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo xaalad deg deg ah ku soo rogay deegaannada Galmudug

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xaalad deg deg ah oo muddo 90 cisho ah geliyay deegaannada Galmudug, waxaana uu hay’adaha amniga ku bogaadiyay inay xoojiyaan adkeynta amniga deegaannada Galmudug. Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka  
Source: radio muqdisho

Leave a Reply

WARARKII