logo

Ra’iisal Wasaaraha Canada oo u magacaabay Axmed Xuseen Wasiirka Socdaalka iyo Arrimaha Qaxootiga

Janaury 10 (Jowhar)—Ra’iisal Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa Wasiirada waxa uu u magacaabay Wasiirka Socdaalka Axmed Xuseen oo ah muwaadin ka soo jeeda dalka Soomaaliya  kana mid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka Canada. Axmed Xuseen ayaa sanadkii 1996dii galay dalka Canada isagoo qaxooti kana soo qaxay magaalada Muqdisho caasimada dalka […]
Source: JOWHAR

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply