logo

Madaxweynaha oo ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo ka dhacda Galmudug

Janaury 10 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro. Madaxweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali karin khalalaase siyaasadeed ee u dhaxayeeya Xildhibanaada iyo Madaxda dowlad Gobolleedka Galmudug , iyada oo la ilaalinayo ,Habraaca Baarlamaanka […]
Source: JOWHAR

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply