logo

C/kariin Guuleed oo xaalad deg deg ku soo rogay deegaanada Galmudug

January 10 (Jowhar)—Qoraal uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug Cabdkarin Xasan Guuleed oo maanta ay ku dhowaaqeen Baarlamaanka Galmudug inay kalsoonida kala laabteen ayuu ku sheegay in uu lagu soo rogay xaalad deg-deg ah Galmudug.   Wareegtadan oo uu ku saxiixan yahay Madaxweynaha Galmudug Cabdkarin Xuseen Guuleed ayaa waxaa ku taariiqeysan tahay 9ka bisha Janaayo 2017 […]
Source: JOWHAR

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply