Alshabaab oo ku toogtay saddex dhalinyaro ah magaalada Bu’aale

January 10 (Jowhar)—Ciidamo ka tirsan ururka Alshabaab Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa ay saddex ruux ku toogteen magaalada Bu’aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe. Saddexdan ruux ee la toogtay ayay Maxkamad ku xukuntay dil iyadoo labo ka mid ah lagu eedeeyay inay isu galmoodeen halka qofka saddexaadna lagu eedeeyay inuu ahaa jaajuus. Maxkamadda Shabaab […]
Source: JOWHAR

Leave a Reply