Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo (Sawirro)

Janaury 10 (Jowhar)—Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibrahim iidle Suleymaan oo  ay wehliyaan Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,Taliyaha Ciidanka  Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud,Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka  Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe, Gudoomiya Maxkamdda Gobolka Banaadir iyo saraakiil kale ayaa  Maanta booqday […]
Source: JOWHAR

Leave a Reply