logo

TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoonka baarlamaanka oo bilaabatay

Waxaa iminka si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya, waxaana uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Cismaan Cilmi Boqore. Toos ula Soco Doorashada Gudoomiyaha.   SNTV NEWS
Source: radio muqdisho

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply