DEG DEG+XOG:Sidee Jawaari ku ku noday Gudoomiyaha golaha shacabka?natiijadii o lagu dhawaaqay iyo….

Wareega Koowaad Ee Dooraashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si toos  ah uga soo gaba gaboowday Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.waxaa ku guuleysta Prof’Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari.

Iyadoo Ay Musharraxiintii Tar tamay Ay Codadka u kala Heleen Sidan:-

1-Maxamed Sheikh Cismaan “Jawaari”141

2-C/rashiid Maxamed “Xiddig”97

3-C/fataax Ibraahim Geeseey.17

4-Idiris Cabdi Dhakhtar’2

Waxaa xumaaday Laba cod iyadoo tirada Xildhibaanada Codeysay ay ahaayeen 259 waxaana lagu dhawaaqay in uu yahay Guddomiyaha Baarlamaanka 2017 – 2020  Jawaari kaas oo afartii sano ee la soo dhaafay xilkan isagu haya.


Source: widhwidh

Leave a Reply