DEG DEG: Jawaari Oo Noqdey Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo natiijada oo..

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqday guddoomiyaha golaha shacabka, kadib markii Wareeggii Koowaad uu ku guuleystay cod aad u badan.

Jawaari ayaa helay 142 cod, waxaana uu ka badiyey Saddexdii musharrax kale walow C/rashiid Xidig uu keenay codad ka badan 90.

Weli lama shaacin natiijada, xildhibaannada ayaa sawaxan bilaabay, waaana socda damaashaad aad iyo aad u sarreeya


Source: widhwidh

Leave a Reply