logo

Guuldarrooyinkii ugu qaraaraa ee ku dhacay Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger

C6ZdHgJWMAAhCps

(London), 08 Maarso 2017  –Kooxda kubadda cagta Arsenal ee Ingiriiska ayaa xalay guuldarro 5-1 Aqalkeeda kala kulantay kooxda Bayer Munich ee Jarmalka taas oo qayb ka ahayd wareegga 16′, waxaana guuldarradani ay mugdi gelisay mustaqbalka tababare Wenger oo la qiyaasayo in uu ku jiro waayihiisii ugu dambeeyay ee Emirates Stadium.

Haddaba Wenger oo 21 Sanadood laylinaya kooxda Arsenal ayaa waxaa horey ugu soo dhacay guuldarrooyin cul culus oo aan xusuusta Arsenal marnaba ka go’eynin, waxaana ka mid ah;

 

sports1

sports2

sports3

sports4

sports5

sports6

sports7

sports8

sports9

Ciyaartan waxaa Arsenal looga adkaaday gool ku laad -Penalties

Ciyaartan waxaa Arsenal looga adkaaday gool ku laad -Penalties

sports11

sports12

sports13

sports14

sports15

Gool FM

 


Source: Ciyaaraha

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply