logo

Madaafiic hoobiyeyaal oo ku soo dhacay Xaafado ka tirsan degmada H/wadaag

April 18 (Jowhar)— Tiro Madaafiic hoobiyeyaal ayaa galabta ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada H/wadaag, kaasoo la sheegayo inuu geystay khasaare kala duwan. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in illaa saddex madfac ay ku soo dhaceen xaafada Shanta-Geed ee degmada H/wadaag, isla markaana uu ku habsaday guri dad rayid degenaayeen. Wararka qaar ayaa sheegaya in […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply