logo

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka soo hor-jeestay Hoggaanka Rugta Ganacsiga

April 18 (Jowhar)— Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir ayay kaga soo horjeesteen Hoggaanka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee dhowaan la doortay, kaddib war qoraal ah oo ay maanta soo saareen. Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir ayay qoraalkooda ku sheegeen in aysan wax kalsooni ah ku qabin Hoggaanka Rugta Ganacsiga, iyadoo ugu baaqay dowladda inay fara gelin ku sameeyeen […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply