logo

Askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu dilay Buulo Burde

April 19 (Jowhar)— Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho maanta ka dhacday degmada Buulo Burde, kaasoo lagu dilay askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee ka tirsan howl galka AMISOM. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in askariga lagu dilay bartamaha magaalada, goob lagu shaaho. Wararka ayaa intaa ku daraya in dhacdo ka horeysay dilka ay ka […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply