logo

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer kedis ah ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda

April 19 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale maanta kormeer kedis ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, waxaana kormeerkan qeyb uu ka yahay kormeero Ra’iisul Wasaaruhu ku sameynayo xarumaha Wasaaraddaha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuur galayay shaqada Wasaaradda Maaliyadda, maadaama Wasaaraddan ay tahay mida ku shaqada leh dhaqaalaha soo gala dowladda. Waxaa […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply