logo

Qarax lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Guddiga Gurmadka Abaaraha

April 19 (Jowhar)— Qarax miino ayaa maanta duleedka Muqdisho lagula eegtay kolonyo ay la socdeen Guddiga Gurmadka Abaaraha, iyadoo aanay jirin wax khasaare ah oo soo gaaray. Kolonyada ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wafdi ka socday Imaaraadka Carabta iyo Agaasimayaal ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Guddiga Gurmadka […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply