logo

Agaasimaha Isbitaalka Intersos ee Jowhar oo la sii daayay

April 19 (Jowhar)— Agaasimihii Isbitaalka Jowhar ee ay gacanta ku heyso Hey’adda Intersos ayaa maanta la soo daayay, kaddib markii shalay gelinkii dambe xabsiga la dhigay. Sii deyntan ayaa ka dambeysay kaddib dadaalo ay galeen dad kala duwan iyo cadaadis ka yimid bulshada reer Jowhar oo banaan bax looga soo horjeedo xarigiisa sameeyay. Ilo ku […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply