Fursado shaqo oo ka banaan Aqalka sare ee dalka

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Aqalka sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.  Halkan Hoose Ka Akhriso:- Agaasimaha Waaxda Adeega Golaha,  Guddonka iyo Hab maamuuska Agaasimaha Waaxda maamulka iyo maaliyada Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, IT iyo Saxaafada Agaasimaha Waaxda Sharciyada iyo Kaydka Agaasimaha Waaxda Xiriirka Dawlad Goboleedyada Xoghayaha Guud
Source: radiomuqdisho

Leave a Reply