Soomaaliya oo loo oggolaaday in ay marti geliso tartamada Caalamiga ah

April 20 (Jowhar)— Guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta qaarada Afrika Axmed Axmed ayaa sheegay in dalka Soomaliya loo fasaxayo inuu martigeliyo tartamada caalamiga ah. Guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta qaarada Afrika oo booqasho labo maalmood ah ku tegey caasimada Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowlada Soomaaliya inay diyaargareyso tartamo saaxibtinimo oo ay la yeelanayaan wadanka jaarka la ah […]
Source: Jowhar

Leave a Reply