logo

Al-Shabaab oo digniin ka soo saartay Iskuulada iyo Jaamacadaha lagu dhigo Luqadaha Ajnabiga

April 20 (Jowhar)— Xarakada Al-Shabaab ayaa digniin ka soo saartay Iskuulada iyo Jaamacadaha aan islaamiga aheyn ee lagu dhigo luqadaha ajnabiga, iyagoo ugu baaqay Waalidiinta Soomaaliyeed in aanay u dirin Iskuulada lagu faafiyo dhaqanada reer galbeedka ah. Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo soo duubay farriin maqal ah oo 26-daqiiqo soconeysa ayaa sheegay in Carruurta […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply