logo

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Taliyaha AMISOM oo gaaray Buulo-Burte

April 20 (Jowhar)—Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Taliyaha ciidamada AMISOM ee dalka Jabuuti ayaa goor dhow gaaray magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan. Ujeedada booqashada mas’uuliyiintan ee magaalada Buuloburte ayaa lagu sheegay inay la xiriirto dil shalay loo geystey mid kamid ah ciidamada AMISOM ee dalka Jabuti ee ka howlgala magaalada Buuloburte. Dilka […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply