Turkiga oo dowladda Soomaaliya ugu deeqday malaayiin dollar lagu kabayo Miisaaniyadda dalka

April 20 (Jowhar)— Dowladda Turkiga ayaa ugu deeqday dowladda Soomaaliya lacag gaareysa 8-milyan oo dollar, taasoo lagu kabayo Miisaaniyadda dowladda. War lagu qoray Bogga Facebook ee Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in Turkigu uu dowladda Federaalka ku wareejiyay lacag dhan 8-milyan oo dollar, taasoo kab ugu noqoneysa miisaaniyadda. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya u […]
Source: Jowhar

Leave a Reply