logo

Weerar ka dhacay magaalada Paris oo lagu dilay Askari Boolis ah, mid kalena lagu dhaawacay

April 20 (Jowhar)— Nin ku hubeysan qoriga AK47 ayaa toogasho ku dilay askari boolis ah, halka uu mid kale dhaawacay, bartamaha magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Weerarkan ayaa dhaliyay khal khal iyo jahwareer, iyadoo boqolaal ciidamada kala duwan lagu soo daadiyay waddooyinka. Ninka hubeysan ee dilka geystay ayaa isna la toogtay, halka la qabtay nin […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply