logo

Dab caawa ka kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu guuleystay in la damiyo

April 20 (Jowhar)— Waxaa caawa uu dab ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoo dabkan lagu guuleystay in la damiyo, inta aanu ku fidin qeybaha kale ee Suuqa. Dabka ayaa ka kacay agagaarka Suuqa Qaliifa oo aheyd halkii bilo ka hor uu dabka ka kacay, waxaana la sheegay inuu saameeyay dukaamo […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply