logo

Maamulka Hirshabeelle oo soo dhoweeyay ka soo dejinta qaadka magaalada Jowhar

April 20 (Jowhar)— Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay ganacsato bilowday in ay qaadka ka soo dejiyaan garoonka diyaaradaha ee Jowhar kadibna gaadiid ku geeyaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta hiddaha iyo dalxiiska Hirshabeelle Mahad Xasan Cismaan ayaa lagu sheegay in dowlad goboleedka Hirshabeelle ay soo dhoweyneyso ganacsatada […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply