logo

Wajigii labaad shir looga hadlayo maqaamka Caasimadda oo maanta Muqdisho ka dhacay

May 17 (Jowhar)— Wajigii labaad shir looga hadlayo maqaamka Caasimadda ayaa maanta ka dhacay Hotelka City Palace, iyadoo shirkan uu daba socday shirar dhowaan ka dhaca magaalada Muqdisho. Shirkan oo ka duwanaa kii hore ayaa waxaa maanta uu ahaa shir ay isugu yimaadeen Beelaha Hawiye, waxaana Nabadoonada, waxgaradka, odayaasha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda beelaha Hawiye. […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply