logo

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeerkii labaad ku tagay Dekeda Muqdisho

May 17 (Jowhar)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay weheliyaan qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta booqday dekedda Magaalada Muqdisho,waxayna kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha shaqo la qaateen maamulka dekedda. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kala hadlay maamulka howlaha ka socda dekadda iyo sidii loo horumarin lahaa shaqada, waxuuna […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply