logo

Ururka SOMA oo maanta qabtay kulan la tashi oo ku saabsan Sharciga Saxaafadda

May 17 (Jowhar)— Waxaa Hotel Afrik ee Magaalada Mudisho  lagu qabtey  maanta oo ay Taariikhdu tahay  17-5-2017 Kulan la tashi ah oo ku saabsan Sharciga Saxaafadda waxaana Kulankaas soo qaban qaabiyey Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed  (Somali Media  Association SOMA) oo ah Urur ay ku Mideysan Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta , waxaana ka qayb galey Xubno […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply