logo

Munaasabad lagu daahfurayay Shirkad ka shaqeysa nadaafada oo lagu qabtay Jowhar (Sawiro)

May 17 (Jowhar)— Munaasabad lagu daahfurayay shirkadii ugu horeysay ee ka shaqeysa howlaha nadaafada magaalada Jowhar ayaa maanta lagu qabtay Hotel Beder ee magaalada Jowhar. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Shabelaha dhexe kan degmada Jowhar,ganacsatada, shirkadaha gaarka loo leeyahay ee  ka jira magaalada Jowhar, Odayaasha dhaqanka Culumaa’udiinka […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply