logo

Wararkii ugu dambeeyay gaarigii qaraxa siday ee ku qarxay degmada Wadajir

May 17 (Jowhar)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya Gaari waxyaabaha qarxa ka buuxay oo saaka barqadii ku qarxay degmada Wadajir, kaddib markii ciidamada ammaanka ay hareereeyeen. Gaariga qarxay ayaa waxaa la sheegay in markii hore ay ka shakiyeen ciidamada ammaanka, kaddibna ay isku dayeen inay qabtaan labo dhalinyaro oo saarnaa, waxaana markii dambe baxsaday […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply