logo

Sacudi Carabiya oo ku casuuntay dalkeeda Cumar al-Bashir iyo Trump

May 17 (Jowhar)— Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa ku martiqaaday Madaxweynaha  Sudan Cumar al-Bashir iyo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump shir dhowaan ka dhacaya Boqortoyada Sacudi Carabiya. Wasiirka Arrimaha Dibada Sudan Ibrahim Ghandour ayaa sheegay in Madaxweynaha Sudan Cumar al-Bashir oo loo haysto dambiyo dagaal uu u safrayo Boqortoyada Sacudi Carabiya maalinta Jimcaha. Wasiirka ayaa xusay in […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply