logo

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri sawirka Aadan Cadde ee uu surtay Xafiiskiisa (Daawo)

May 18 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sababta uu xafiiska u surtay sawirka Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde), taasoo aheyd tallaabo ka duwan Madaxweynayaashii hore. Madaxweyne Farmaajo ayaa sawirkiisa ku bedelay kan Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Allaha u naxariistee, waxaana arrintan ay noqotay mid dad badan ay […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply