logo

Dowladda Soomaaliya oo Kenya u gudbisay dacwad ka dhan ah Xildhibaanada ku sugan Nairobi

May 18 (Jowhar)— Dowladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay dowladda Kenya inay il gaar ah ku eegto dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ka wadaan magaalada Nairobi, halkaasoo maalmo ka hor lagaga dhawaaqay Madasha Horusocod. Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo diiday in magaciisa la xigto ayaa u sheegay Jowhar.com in dowladda […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply