logo

Guddoomiyihii hore ee gobolka Sh/dhexe oo maanta si rasmi ah xilka u wareejiyay (Sawiro)

May 18 (Jowhar)—Guddoomiyihii hore ee gobolka Sh/dhexe Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay guddoomiye Axmed Meyre Makaraan iyadoo munaasabadii ay xilka kula wareegayeen ay goobjoog ka ahaayeen wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle. Munaasabadii xil wareejinta ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply