logo

C/rashiid Xidig “Waxaa nahay Xisbi ee ma nihin qolo Mucaarad ah” (Sawirro)

May 18 (Jowhar)— Guddoomiyaha Madasha Horusocod C/rashiid Maxamed Xidig oo goor dhow shir jaraa’id ay ku qabteen magaalada Muqdisho, isaga iyo Xildhibaanada ka midka ah Madasha ayaa ka hadlay hadafkooda iyo ujeedada ay sameeyeen Madashan. Xildhibaan Xidig ayaa sheegay in aysan iyagu aheyn mucaarad, isla markaana dowladda aysan si gaar ah mucaarad ugu aheyn, hase […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply