logo

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay fulinta qorshaha 90-ka maalmood

May 18 (Jowhar)— Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga, dardargelinta Qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugisyada Sare, Shirka London, bilicda caasimada iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply