logo

Gaari lagu jiirsiiyay dad marayay wado magaalada New York (Sawiro)

May 18 (Jowhar)—Gaari ayaa dad lagu dardarsiiyay waddo mashquul badan oo ku taalla magaalada New York waxaana la sheegay inay ku dhimatay gabar 18 jir ah halka 22 kalana ay ku dhaawacmeen. Richard Rojas, oo ah 26 jir ayaa la sheegay inuu waday gaariga waxyeelada geystey waxana uu ninkan hore uga tirsanaa ciidamada Maraykanka. Gaariga […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply