logo

Guddoomiye Jawaari oo Nairobi kula kulmay Deeq Bixiyaasha Caalamiga ah (Sawiro)

May 18 (Jowhar)—Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa kula kulmay Hotel Southern Sun Mayfair ee magaalada Nairobi deeq bixiyeyaasha caalamka ee taageera Golaha Shacabka, iyadoo shirkaasina ay ka qeybgaleen xubnaha guddoonka Baarlamaanka Soomaaliyeed. Shirkan waxaa dhanka Golaha Shacabka wafdiga uga qeybgalay hogaaminayey Guddoomiyaha Golaha Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” waxaana wafdiga ka mid ah […]
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply