logo

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo iyo sharciyo lagu ansixiyay

July 13 (Jowhar)— Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo, iyadoo lagu ansixiyay sharciyo dhowr ah. Shirkan oo ahaa midka todobaadlaha ah ayaa ah kii u horeeyay ee ka dhaca meel ka baxsan magaalada Muqdisho, tan iyo markii dowladdu ay ka baxday kumeel gaarka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan […]
The post Shirka Golaha Wasiirada oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo iyo sharciyo lagu ansixiyay appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply