logo

Akhriso: Xeerka Saxaafada ee maanta Golaha Wasiiradu ansixiyeen

July 12 (Jowhar)— Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Wax ka bedel lagu sameeyay Xeerka Saxaafadda, kaddib markii Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) uu qaaday tallaabo dib u eegis loogu sameynayay qodobo ka mid ah xeerka Saxaafadda. Xeerkii hore ee Saxaafadda ay ansixiyeen Xukuumaddii hore ayaa waxaa ka dhashay cabasho ay ka keeneen […]
The post Akhriso: Xeerka Saxaafada ee maanta Golaha Wasiiradu ansixiyeen appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply