logo

Maxaa iska badalay waqtiga shaqada ee Xafiiska Gobolka Banaadir ?

Tan iyo markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Thaabit Cabdi Maxamed waxaa isbadal weyn laga dareemay waqtiga shaqada ee xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Sida laga war qabo guddoomiyayaashii hore ee Gobolka Banaadir ma laheyn jadwal shaqo oo joogto ah, mana jirin waqti cayiman oo guddoomiyaha […]
The post Maxaa iska badalay waqtiga shaqada ee Xafiiska Gobolka Banaadir ? appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply