logo

Golaha Wasiirada oo ansixiyay xuquuq gaar ah oo uu yeelanayo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

July 13 (Jowhar)— Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xuquuq gaar ah oo uu yeelanayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Dastuurka ayaa u oggolaanaya in Madaxweynihii hore oo xilka si nabad ah ku wareejiyey uu yeelanayo xaquuq isaga iyo qoyskiisa ah. Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa miisaaniyad gaar ah dalka ku yeelan […]
The post Golaha Wasiirada oo ansixiyay xuquuq gaar ah oo uu yeelanayo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply