logo

RW Khayre iyo Wafdigii la socday oo qado sharaf loogu sameeyey duleedka Kismaayo

Kismaayo, 14, July 2017 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, taasi oo ka dhacday duleedka magaalada Kismaayo. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in qadadani ay tilmaam u tahay sida […]
The post RW Khayre iyo Wafdigii la socday oo qado sharaf loogu sameeyey duleedka Kismaayo appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply