logo

Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo walaac ka muujiyay mowqifkii dowladda ka qaadatay Khilaafka Khaliijka

July 14 (Jowhar)— Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha shacabka C/qaadir Cosoble Cali ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka iyo walaac xubno ka tirsan Guddiga ka muujiyeen mowqifka ay ka qaadatay dowladda Federaalka. Warqadan oo shalay la gaarsiiyay Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa loogu baaqay in dowladda dib uga fiirsato go’aankaas, […]
The post Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo walaac ka muujiyay mowqifkii dowladda ka qaadatay Khilaafka Khaliijka appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply