logo

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Ma jiro wax khilaaf ah oo u dhaxeeya Xukuumadda iyo Baarlamaanka”

July 14 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inuu khilaaf u dhaxeeyo Baarlamaanka iyo Xukuumadda, isagoo xusay in wararkaas ay baahiyeen shaqsiyaad dano leh. Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka hadlayay kulan uu shalay kula qaatay magaalada Kismaayo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa sheegay in wada shaqeyn wanaagsan […]
The post Ra’iisul Wasaare Kheyre “Ma jiro wax khilaaf ah oo u dhaxeeya Xukuumadda iyo Baarlamaanka” appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply