logo

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maanta la bilaabayo sameynta Internet-ka Fibre Optic

July 14 (Jowhar)— Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maanta oo jimco ah la bilaabayo sameynta Internet-kii Fibre Optic ee todobaadyo ka hor ka go’ay gobolada Koofureed ee Soomaaliya, kaddib markii Markabkii sameyn lahaa uu soo gaaray Dekeda Muqdisho. Agaasimaha Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa sheegay in saaka 8-da subaxnimo la bilaabi doono qiimeynta halkii […]
The post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in maanta la bilaabayo sameynta Internet-ka Fibre Optic appeared first on Jowhar.com Somali News Leader.
Source: Jowhar

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply